Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Deegaanka Buulo-gaduud ee dhaca waqooyiga magaalada Kismaayo ayaa bulshada halkaas ku nool oo isugu jira beeralay iyo xoola dhaqato waxaa noloshooda saamaayn ballaaran ku yeeshay abaaraha ka jira Soomaaliya gaar ahaana deegaanada dowlad goboledka Jubbaland.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.