Maareeyaha garoonka diyaaradaha Sayid Maxamed Cabdille ee magaalada Kismaayo oo kulan la qaatay shirkadaha Diyaaradaha

0
225

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Maareeyaha guud ee garoonka diyaaradaha Sayid Maxamed Cabdille Xassan ee magaalada Kismaayo mudane Cabdulaahi Aadan Maxamuud Jagadoon  ayaa kulan xog waraysi ah la qaatay dhamaan shaqaalaha  garoonka iyo as’uuliyiinta Shirkadaha Diyaaradaha.

Muhiimada kulankan ayaa waxa uu ahaa  mid lagu dar-dar galinayo howlaha shaqo ee ka socda garoonka isla xisaabtan dhanka maamulka ah iyo ka jawaabista cabashooyin dhawaanahan ka imanayeen dhanka shacabka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here