Maamulka Iskuulka Goobweyn oo ka warbixiyay waxbarashada Iskuulka

0
249

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Deegaanka Goobweyn waxaa uu ka mid yahay deegaanada dhaca waqooyiga magaalada Kismaayo,waxaa ayna dadka deegaanka ku nool baahi wayn u qabaan inaay helaan adeegyada aas,aasiga u ah noloshada aadanaha oo ay ugu horayso waxbarasho oo dhameystiran.

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here