Dad  barakacayaal ah oo ku nool Deegaanka Ceel Jaalle oo Biyo dhaamin loo sameeyay

0
201

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Guddiga u diyaar garowga iyo ka jawaabista musiibooyinka ee dowlad goboledka Jubbaland ayaa 4 booyadood oo biyo ah gaarsiiyay dadka ay abaartu saamaaysay ee ku soo barakacay deegaanka  Ceel Jaale ee waqooyiga Magaalada Kismaayo.

Xamdi Maxamed Yaasiin,ayaa warbixintan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here