Kooxda Liverpool oo kasoo gudubtay kooxda Benfica 

0
344

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Kooxda Liverpool ayaa xalay bar-baro la gashay kooxda Benfica kulan ka dhacay garoonka Anfield kana tirsanaa lugta 2-aad ee 8 dhamaadka tartanka yurub ee champions League.

Kulanka ayuu kusoo dhamaaday 3-3 oo ay ku heshiiyeen labada kooxood laakiin kooxda liverpool ayaa kulankii hore kusoo badisay garoonka kooxda Benfica 3-1 sidaasina ugu soo gudubtay 6-4 wareega xiga ee tartanka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here