Guddiga ka jawaabidda Musiibooyinka ee Wasaaradda Gargaarka iyo Maareeynta Musiibooyinka Jubbaland oo deeq Lacageed gudoomay

0
214
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Bulshada sida gaar ah u sameesay abaaraha ka jira deegaanada dowlad goboleedka Jubbaland ayaa waxay wali u bahan yahiin in  tageero loo fidiyo.
Hay’adaha iyo wasaarada gargaar ah dowald goboleedka Jubbaland  ayaa waxay intooda badan gargaar u fidiyeen bulshada ay sameesay abaarata ka jirta deegananada dowlad goboleedka Jubbaland.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here