Madaxweynaha Jubbaland oo ka qayb kalay munaasabad sabaal marin lagu guddoonsiiyey ardayda kaalimaha hore ka gashay tartanka Qur’aanka kariimka

0
210
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Munaasabadan ayaa waxaa hadiyado qaali ah la gu doosiinayey ardeydii kalmaha hore ka galay tartanka qur’aanka.
Tartankan ayaa waxaa soo qaban qaabisay Mu’asasada Al Umah iyo wasaaradda Cadaalada Awqaafta iyo arimaha diinta Jubbaland.
Fartuun Nuur Aadan,ayaa warbixintan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here