Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Agaasimaha wasaaradda gar gaarka iyo maareynta masiibooyinka Jubbaland Ayaanle Xuseen Maxamed,ayaa faahfaahin ka bixiyay shir uu wasiir ku xigeenka wasaaradda uu la qaatay wakiillo ka socday Hay’adda IOM.
Fartuun Nuur Aadan ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.