Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Munsabada xilika ay ugu kala wareegayeen Agaasimaha cusub iyo kii hore ayaa waxay ka dhacaday Wasaaradda macdanta iyo kheyraadka biyaha Jubbaland Waxaana ka soo qeyb-galay Mas’uliin ka socoday Wasaaradda haqada iyo shaqaalaha jubbland iyo qaar ka mid ah Golaha Wasaaradda Jubbaland.
Cabdinuur Sabriye,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.