Shirkadda Diyaaradaha ee Freedom oo deeq raashin gaarsiisay qoysas danyar ah

0
205
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Shirkadda Duulimaadyada ee Freedom oo kamid ah shirkadaha diyaaradaha dadka iyo xamuulka qaada ee ka howlgalo magaalada kismaayo ayaa qoysas danyar ah gaarsiisay deeq Raashin ah oo ay ugu talagaleen in ay bisha barakeysan ee ramadaanka kaga faa`ideystaan.
Deeqda raashinka la gaarsiiyey dadka danyarta ayaa ka koobnaa bur, bariis, sokor, timir, saliid waxaana ka faa`ideystay ilaa 57 qoys oo danyar ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here