Shacabka Deegaanka Buula-guduud oo codsaday in dib u dayactir lagu sameeyo Buundo burburtay

0
254
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Shacabka kunool deegaanada Buulagaduud ayaa codsaday in dib u dayactir lagu sameeyo Buundada u dhaxeysa baar sanguuni iyo buuloguduud taas oo uu bur-bur xoogan ka muuqdo maadaama buundadu tahay mid waa hore la dhisay iyadoo dadka deegaanka ay ka baqayaan iney go`do buundada oo burbur xoogan uu ka muuqdo.
Buundada ayaa ah mid muhiim u ah bulshada kunool deegaanadaasi maadaama ay buundadu tahay isha kaliya dhaqaale ee ay waxa ay beertaan ku gaarsiiyaan magaalada Kismaayo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here