Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Dadkii ka soo barakacay abaaraha ka jira dalka gaar ahaan deeganada Jubbaland ee soo gaaray Kismaayo ayaa wajahaya xaalad aad u adag oo dhanka nolasha ah.
Kaamka Badbaado ee magaalada Kismaayo waa meel loo asteeyey in dadka barakacayaasha ah ay ku noolaadan.
Fartuun Nuur Aadan,ayaa warbixintan inooga diyaarisay.