Maamulaha Iskuulka Ganaane ee magaalada Kismaayo oo dignin ka soo saaray Ardeyda ku isticmaasha Taleefanada Iskuulka

0
227
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Aaladaha baraha bulshada  ayaa waxaa inta badan isticmaala   dhalinyarada gaar ahaan Ardeyda wax ka barta goobaha kale duwan ee Waxbarshada,Ardayda dhigata Iskuulaadka ee saqda dhex ku gaaro isticmaalka baraha bulshada ayaa sameeyn badan ka dhaxla,taasoo sababta in  mararka qaar ay macalimiintooda la dagaalaan ama ay isaga baxaan waxbarashadood.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here