Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Hay’ada Somali Humentration Dailog ayaa waxay deeq Dhar ah ku wareejisay Wasaaradda mareeynta masiibooyinka dowlad goboleedka Jubbaland iyo gudiga abaaraha Jubbaland.
Gurmadkan deegaan dharka ah ayaa waxaa lagu talagalay in lagu caawiyo dadka ay sameeysay abaarta ka jira deeganaanad dowlad goboleedka Jubbaland.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.