Wado ay is xilqaan ku dhiseen Shacabka xaafadda Guulwade ee Magaalada Kismaayo oo xariga laga Jaray

0
336

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Shacabka ku nool xaafada guulwade ee Magaalada Kismaayo oo isku tashi la yimid ayaa ku guulaysatay in ay dhisaan mid ka mid ah wadooyinka halbowlaha ah ee xaafadaasi dhex mara taas oo markii hore aad u bur-bursanaayd ayna maristeeda dhib ku qabeen dadka iyo gaadiidku.

Xamdi Maxamed Yaasiin,ayaa warbixintan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here