Wasaaradda gargaarka iyo maareynta Musiibooyinka Jubbaland oo deeq iskugu jirto Dhar iyo Lacag ku wareejisay gudiga abaaraha Jubbaland

0
227
Kismaayo (Idaacadda Waamo)-Wasiirka gargaarka iyo maareynta Musiibooyinka Jubbaland Cabdiraxmaan Cabdi Axmed ayaa gudiga abaaraha ku wareejiyay lacag dhan 23 milyan oo shilinka Soomaaliga ah oo laga soo ururiyey Jaamacada iyo iskuulada magaalada Kismaayo.
Fartuun Nuur Aadan ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here