Wasaaradda Qorsheynta Jubbaland oo soo bandhigtay warbixinta sahanka Caafimaadka Mac-luumaadka dadka ee Dowlad goboleedka Jubbaland

0
280
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Kulan ay soo qaban qaabisay Wasaarada qorsheynta iyo iskaashiga caalamiga jubbaland ayaa waxa uu ku saabsanaa bandhiga warbixinta sahanka caafimaadka iyo macluumaadka dadka ee dowlad goboleedka jubbaland.
Wasiirka Wasaarada qorsheynta jubbaland Mursal Maxmed Khaliif ayaa daah furay kulanka wuxuuna ka warbixiyey muhiimada uu leeyahay sahanka caafimaadka iyo macluumaadka dadka ee dowlad goboleedka jubbaland.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here