Agaasimaha Wasaaaradda Gaadiidka iyo duulista hawada Jubbaland oo xariga ka jaray iskuul cusub oo lagu baranayo wadista Gaadiidka

0
334
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-magaalada kismaayo ayaa waxaa laga daahfuray iskuul cusub oo lagu baran doona wadista gaadiidka,munaasabadda xarig jarka ayaa waxaa ka soo qeybgalay mas’uuliyiin ka tirsan Jubbaland iyo agaasiamaha guud Wasaaradda Gaadiidka iyo duulista hawada Jubbaland.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here