Wasaaradda beeraha iyo waraabka Jubbaland oo xaafadda Farjanno ka dhagax dhigtay suuq cusub oo lagu iibin doono dalag yada kasoo go’a beeraha dalka

0
175
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasiirka wasaardda beeraha iyo waraabka Jubbaland ayaa maanta ka dhagax dhigay xaafada Farjano ee magaalada Kismaayo suuq loogu tala galay in lagu iibiyo dalag yada ka soo go’a beeraha ku yaala deeganada Jubbaland si kor loogu qaado wax soo saarka beeraleyda deegaanka.
Dhagax dhiga ayaa waxaa ka soo qeyb galay gudoomiyaha degmada Kismaayo iyo ku xigeenkiisa iyo agaasimaha guud ee wasaaradda beeraha Jubbaland iyo musuuliyiin kale.

Fartuun Nuur Aadan,ayaa warbixinta inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here