Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasaarada Beeraha iyo Waraabka Jubbaland waxay ka masuul tahay beeraha kuyaalo deegaanda jubbland waxayna si guud ugu warqabtaa beeraleyda.
Wasiirka ku xigeenka Wasaarada Beeraha iyo Waraabka Jubbaland ayaa waxa uu kormeer indho imdheen ah ku gaaray beeraha deegaanada dhaca waqooyiga magaalada kismaayo ee buulo guduud iyo yoontooy.
Cawke Cali Cawil,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.