Wasaaradda Arrimaha Gudaha Jubbaland oo Kormeer booqasho ku tagtay Deegaanka Buulo-guduud

0
149
Kismaayo (Idaacadda Waamo)-wafdi uu hor kacaayo Agaasimaha wasaaradda Arrimaha Gudaha Jubbaland Aadan Faarax Gaarane iyo agaasimaha arimaha bulshada gobalka jubbada hoose Jaamac Ugaas ayaa booqasho indho indheen ah ku gaaray Deegaanka Buulo-guduud oo hoos yimaado magaalada kismaayo.
Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here