Aqoonyahanada Jubbaland oo bulshada oo ka digay khataraha ay keeni karto Jarista dhirta deegaanka

0
146

Kismaayo (Idaacadda Waamo)-Dhirta waxaa ay ka mid tahay waxyabaha Aadka U Dayacmay bur burkii Dowladii Dhaxe ee Dalka kadib waxaana la jaray badi dhiirtii dhulka ku taalay taasi oo sababtay in dhulka uu ku dhaco Nabaad guur qaar ka mid ah Aqoon yahada Ku nool magaalada Kismaayo oo la hadlay Idaacadda Waamo ayaa  Walaac ka muujiyay in ay wali sii socoto Jarista dhirta oo u mihiim ah duur ku jirta iyo bilicda dalka.

Iidle Aadan Dagane ayaa warixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here