Ururka Dhalinyarada Degmada Kismaayo oo olole nadaafadeed ka sameeyey xeebta Calanleey

0
180

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Ololahan nadaafadeed oo ay soo qaban qaabiyeen ururka dhalinyarada degmada Kismaayo ayaa waxaa looga gollahaa ilaalinta nadaafada deegaanka iyo kor u qaadidada bilicda xeebta Calanleey ee magaalada Kismaayo.

Fartuun Nuur Adan,ayaa warbixintan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here