Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiirka wasaaradda gargaarka iyo maareynta masiibooyinka Jubbaland ayaa gaarsiiyey deeq raashiin ah oo ka timid boqortooyada sucuudiga wajiga labaad dadka abaaraha saameyeen ee ku nool galbeedka magaalada Kismaayo.
Fartuun Nuur Aadan ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.