Mas’uuliyiin katirsan Jubbaland oo sheegay in laga jawaabi doono biyo yarida Kajirta Deegnaada Dhaca waqooyiga kismaayo

0
282

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Iyadoo ay qararadeen biyaha wabiga Jubba kagadaal markii ay soo galeen biyaha bada ayna xaalad  biyo yari ah kajirto Deegaanada dhaca waqooyiga magaalada kismaayo ayaa waxaa masuuliyiin katirsan maamulka Jubbaland oo lahadlay Idaacada Waamo ay sheegeen in laga jawaabi donoo dhawaan cabashada biyo yari ee kajirto Goobweyn iyo Qaam-Qaam

Iidle Aadan Maxamed,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here