Wasaaradda Caddaaladda Awqaafta iyo Arrimaha diinta Jubbaland oo kulan u qabatay qaar ka mid ah Culamaa’udiinka Kismaayo

0
153

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Magaalada Kismaayo ayaa waxaa kulan ku yeeshay Wasaradda Caddaalada Awqaafta iyo arrimaha diinta Jubbalanad iyo qaar ka mid ah culimaa’udiinka Jubbaland

Kulankan ay iskugu yimadeen Culimaa u diinka  iyo mus’uuliyiin ka tirsan Jubbaland  ayaa waxaa looga hadlyay hormarinta arrimaha diinta iyo wacyigalinta bulshada.

Cabdinoor Samriye,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here