Maamulka degmada Kismaayo oo ka mahadceliyey deeq raashiin ah oo la soo gaarsiiyey dadka danyarta ah

0
109
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Gudoomiyaha degmada Kismaayo ayaa waxa uu ka mahad celiyey deeq raashiin ah oo Boqortooyada Sacuudiga ay soo gaarsiisey dad barakacayaal  ah ee ay abaaruhu saameeyeen ee ku nool deegaanka Luglow ee duleedka magaalada Kismaayo.
Bixinta deeqdan raashiinka ah ayaa waxa ay ku soo aaday xili ay baahi badan u qabeen dadka danyarta ah ee ku nool duleedka magaalada.
Fartuun Nuur Aadan ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here