Wasaaradda Ganacsiga Jubbaland oo ka hadashay Sicir bararka jira

0
124
Kismaayo (Idaacadda Waamo)-Soomaaliya waxaa ka jira sacir barar xoogan kaas oo sameyey bulshada Soomaaliyeed kuwada danta yar ta ah,deeganada Jubbaland waxa ay ka mid tahay meelaha uu saameyey sicir bararka xilagan ka Jira dalka,iyagoo dadka qaarkood ay horay ula daalaa dhacayeen abaaraha daran ee dalka ku dhufatay ayaa hatan waxaa loogu daray in lagu qaaliyeeyo maciishada.
Agaasimaha guud ee wasaaradda ganacsiga iyo warshadaha Jubbaland Ayaanle Xuseen Maxamed oo xafiiskiisa kula hadlay warbaahinta ayaa si adag oga hadlay ganacsatada shacabka ku qaaliyeenaya shidaalka iyo maciishada noocyadeeda kala duwan.
Fartuun Nuur Aadan ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here