Madaxweyne ku-xigeenka 1-aad ee Jubbaland oo deegaanka Goobweyn ka daahfurey Mashruuca Calafka xoolaha

0
108
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Deegaanka Goobweyn ayaa waxaa lagu daahfuray mashruuca calafka xoolaha si Looga hortago abaaraha ka jir deegannada dowlad goboleedka Jubbaland,mashruuca cafalaka xoolah ayaaa waxaa dhawaan hirggiliyay xildhibaan Xidiga waxaan mu’suuliin ka socoda Jubbaland oo ugu horeeya madax weynaha kowaad ee Jubbaland iyo qaar ka mid hay’adaha samafaka ah ee ka shaqeeya Jubaland ay mushruucan ka dafureen deegaanka Gobweyn.
Cabdinuur Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here