Qiimaha Shidaalka oo sare u kacay Suuqyada Kismaayo iyo darawalada gaadiidka oo ka hadlay

0
126

Kismaayo (Idaacadda Waamo)-Isbadalka ku yimid qiimaha La iibiyo  Shidaalka suuqyada magaalada Kismaayo ayaa saameyn weyn ku yeshay darawalada Tagaasida ka dhex shaqeeyo xaafadaha magaalada Kismaayo,kuwaas oo sheegay in ay ku dhawyihiin in ay shaqada joojiyaan badi maadaama aysan iskeeneynin qiimaha ay ku qaadaan qofka iyo sare u kaca Shidaalka ku yimid.

Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here