Odayaasha Dhaqanka Jubbaland oo Ganacsatada ugu baaqay in bulshada u naxariistaan

0
137

Kismaayo (Idaacadda Waamo)-Magaalada Kismaayo ayaa waxaa ka jira sicir barar xoogan oo dhanka shidaalka iyo maciishada ah waxa uuna gaaray heerkii ugu sareeyey.

Odayaasha dhaqanka ee ย degmada Kismaayo oo xaruntooda kulan ku yeeshay ayaa waxa ganacsatada deegaanka ugu baaqeen in ay u ย dhimriyaan bulshada maadaama ay dalka ka jiraan abaaro aad u daran.
Fartuun Nuur Aadan ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here