Wasaaradda Cadaaladda Jubbaland oo wacyigelin ka sameysay Xeebaha Kismaayo

0
167
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Cadaaladda arimaha diinta ee dowlad goboleedka Jubbaland ayaa wacyigelin u sameysay dhalinyarada Maalmaha Jimcaha iyo khamiista u damaashaad Xeebaha ku yaalo magaalada Kismaayo.
Booqashada ay wasaarada Cadaaladda arimaha diinta ee dowlad goboleedka Jubbaland ay ku sameysay xeebta kiboro oo kamid ah xeebaha kuyaalo magaalada kismaayo ayaa ula jeedkeedu ahaa sidii  dhalinyarada ay u ilaalin lahaayeen salaada jimacada oo aysan inta badan xusuusan inta ay ku sugan yihiin xeebaha.

Cowke Cali Cawil,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here