Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda arimaha gudaha dowlad goboleedka Jubbaland ayaa dhawaan waxa ay deegaanka Goobweyn ka hir galisay gudiga xalinta khilaafaadka.
Gudigan ayaa waxa uu ka shaqeeyaa sidii loo xalin lahaa khilaafaadka ka dhaca bulshada dhaxdeeda kaas oo sameyn ku yeelan kara deegaanka hadii aan laga gaarin xal waara.
Fartuun Nuur Aadan,ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.