Barakacayaasha Kaam Saatu oo codsaday in xarun Caafimaad Loo hergeliyo

0
160
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Kaamka saatu oo ka mid kaamamka ku yaalla magaalada kismaayo ayaa waxaa ay bulshada ay  codsadeen in loo dhiso xarun caafimaad.
Haweenka ku dhala kaamka ayaa waxaa ay isticmalaan umuliso dhaqameed oo mararka qaar   khatar gelin karta nafta ruuxa.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here