Deegaanada dhaca waqooyiga Kismaayo oo ay ka taagantahay xaalad biyo La’aan

0
129

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Sanad walbo bilahaan oo kale marka lagaaro waxaa biyo yareeya wabiga Jubba oo mara deegaano dhowr ah waxaana deegaanka Goobweyn wuxuuna ka mid yahay meelaha hadda ay biyihii macanaa ay isku badaleen qaar maadaama ay biyaha Badda soo galeen markii uu wabiga biyo yareeyay.

Dadka iyo duunyada ayaa waxay biyo u raadsadaan deegaanka Qaam-qaam iyo Yoontoy oo iyagana looga cabsi qabo in ay garaan biyaha qaraarka.

Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here