Wararka Qaar ka mid ah guddiga Haweenka xallinta khilaafaadka degmada Kismaayo oo ka hadlay sida ay u xaliyaan Khilaafaadka By admin - March 14, 2022 0 134 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Haweenka Soomaaliyeed waa laf dhabarta bulshada inta badan waxa ay ka soo qeyb qaateen hormarinta dalka iyagoona soomaray duruufo adag oo kala duwan. Fartuun Nuur Aadan ayaa warbixintaan inooga diyaariyay. http://radiowaamo.so/wp-content/uploads/2022/03/Warka-Fartuun-Haweenka-Gudiga-xalinta-.mp3 Share this: Click to share on Facebook (Opens in new window) Facebook Click to share on X (Opens in new window) X