Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Odayaasha dhaqanka Jubbaland ayaa ka tacsiyeeyay geeridii ku timid Xildhibaan Maxamuud Muxumed Cumar Kuulow oo dhawaan ku geeriyooday magaalada Nayroobi ,marxuumku ayaa dhawaan loo doortay Mid kamid ah kuraasta Baarlamaanka JFS ee dhawaan doorashadoodu ay ka dhacday Jubaland.
Abdinoor Samriye,ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.