Madarasada Safa oo Munaasabad Qalin-jibin ah u qabtay arday xifdisay Qur’aanka Kariimka

0
101
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Munaasabad ay ku qalinjebinayeen shahaadana lagu gudoonsiiyay 22 Arday xifdisay Qur’aanka Kariimka ayaa lagu qabtay Magaalada Kismaayo ee Xarunta kumeel gaarka ee dowlad goboleedka jubbaland,munaasabadda qalinjabinta ayaa waxaa kasoo qeyb galay culuma’udiin, Arday iyo waalidiin.
Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here