Ardayda qabta baahiyaha gaarka ah ee wax ka barta Iskuulka Badar oo ka warbixiyay qaab ay wax u bartaan

0
129
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Dugsiga hoose dhaxe iyo sare  ee Badar ee magaalada Kismaayo waxaa wax ku barto ardey badan,qeyb ka mid ah dugsigan ayaa waxaa wax ku barta ardeyda qaba baahiya gaarka ah sda kuwa araga naafo ka ah iyo kuwa maqalka la’.
Qaar ka mid ah ardeyda araga Nnaafada ka ah ayaa ka warbixiyey qaabka ay wax u bartaan iiyagoona  ka cod saday dowlad goboleedka Jubbaland in laga caawiyo xaga wax barashada ardeyda qaba baahiya gaarka ah.
Fartuun Nuur Aadan ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here