Maamulka Dugsiga hoose dhaxe ee Mustaqbal oo ka warbixiyey xaaladda waxbarasho ee Iskuulka

0
127
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Dugsiga hoose dhaxe Mustabal waxa uu ku yaalaa magaalada Kismaayo waxa uu ka mid yahay gobaha waxbarashada ee ku yaala deegaanka,waxaana wax ka barta caruur aad u badan kuwasoo dhigta maalmaha Jimcaha iyo khamiista.
Fartuun Nuur Aadan ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here