Wasaaradda Amniga Jubbaland oo Hay`adda Halla Trust kala hadashay Wacyi gelinta bulshada arrimaha baarista Miinooyinka iyo Haraadiga Hubka

0
136

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasiirka Wasaaradda Amniga Dowlad Goboleedka Jubbaland Sareeye Gaas Yuusuf Xuseen Cusmaan Dhuumaal ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socday Hay`adda Halla Trust oo ka shaqeysa arrimaha barista Miinooyinka iyo Haraadiga Hubka.

Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here