Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha Jubbaland oo kormeertay qaar ka mida Shirkadaha biyo galinta ee magaalada Kismaayo

0
118
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasaarada Shaqada iyo Shaqaalaha Jubbaland ayaa kormeer ku sameeyey qaar kamid ah Shirkadaha Biyaha galiya ee Magaalada Kismaayo xarunta kumeeel gaarka ee Jubbaland.
Kormeerka ay sameeysay  Wasaarada Shaqada iyo Shaqaalaha Jubbaland ayaa ujeedkiisu ahaa u kuur galida xaaladaha ay ku shaqeeyaan shaqaalaha iyo sida ay u helaan xuquuqdooda aasaasiga ah.
Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here