Agaasimaha waaxda Kaluumesiga Jubbaland oo ku booriyay Bulshada Cunista Kalluunka 

0
198
Kismaayo (Idaacadda Waamo) Magaalada waxay kamid tahay  Magaalooyinka khayraadka kalluunka uu aad ugu badan yahay waxayna bulshada qaar ay ka faa`iideystaan khayradka Bada taasoo ay fursada u tahay nolashooda.
Agaasimaha waaxda Kaluumesiga Jubbaland ayaa ku booriyay Bulshada kunool magaalada kismaayo Cunista Kalluunka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here