Gudiga xaqiijinta qoondada Haweenka oo magaalada Kismaayo ku qabtay kulan looga hadlayay sidii loo xaqiijin lahaa qoondada Haweenka

0
99
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaalada Kismaayo ayaa waxaa lagu qabtay kulan looga hadlayay xaqiijinta qoondada Haweenka ee dowlad goboleedka Jubbalanda .
Kulanka ayaa waxaa ka soo qeybgalay gudoomiyaha gobolka Jubbada hoose, gudiga xaqiijinta heer Federaal iyo qaar ka mid ah ururada Haweenka Jubbalanda
kulanka ayaa waxaa loga hadlay xaqiijinta   qoondada Haweenka.
Cabdinuur Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here