Qaar ka mdi ah dhalinyarada magaalada Kismaayo oo hirgaliyay Iskuul Hoose dhexe oo ay wax ku baranayaan caruurta aqoonta iyo danyarta ah

0
122

Kismaayo (Idaacadda Waamo) -mas’uuliyiin ka tirsan wasaaradda waxbarashada Jubbaland iyo waalidiin ayaa ka qeyb galay munasabad Lagu dhiiri-gelinayay Arday Kaalmaha hore ka gashay Imtixaanka labaad ee Iskuul hoose dhexe  Ileys oo ay si isku tashi ah ay ku hergaliyeen dhalinyarada magaalda kismaayo, waxaana iskuulkaan wax kubarato Ardayda danyarta ah ee qaar kood dib ugu soo laabtay xeryaha qaxootiga ee Kenya.

Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here