Wasiirka Gargaarka Jubbaland oo kulan la qaatay Madax ka socotay Hay’adaha UN kuwa deeq bixiyayaasha

0
136
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiirka Wasaaradda Gargaarka Jubbaland Cabditahmaan Cabdi Ahmed ayaa Maata Xafiiskiisa ku qaabilay Madax ka socotay hay’adaha UN-ka iyo qaar kamid ah kuwa deeq bixiyayaasha,Wasiirka Wasaaradda Gargaarka Jubbaland  ayaa wuxuu kala hadlay xaaladda dadka ay saameysay abaarta kuwaa oo ku nool deegaanada Jubbland wafdiga Hay’adaha UN-ka iyo kuwa deeq bixiyayaasha ayaa magaalada kismaayo u soo gaaray sidii ay u ogaan lahaayeen xaaladaha dhabta ee deegaanada Jubbaland, waxayna booqdeen qaar ka mid ah goobaha ay dagan yihiin dadka barakacayaasha.
Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here