Agaasimaha Hay’adda Socdaalka iyo Wafdi la socday oo soo gaaray Kismaayo

0
193

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyaddaha Dowlada Fadaraalka Soomalia  Mudane Cabdulqaadir Cilmi Cali (Cabdul) iyo wefdi uu hogaaminaayo ayaa maanta safar shaqo ku tageen Xarunta Laanta 2aad ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda ee caasimadda Dowlad Goboleedka Jubbaland ee Kismaayo.

Iidle Aadan Maxamed,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here