Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Adeyda dhameyneysa dugsiga sare ee iskuulada deeganada Jubbaland ayaa waxa ay si weyn ugu diyaar garoobayaan qaadista imtaxaanka shahaadiga ah ee qaranka.
Ardeyda iyo maamulada iskuulada deegaanka ayaa waxa ay muujinayaan dadaal dheeri ah si sanadkan markale ardeyda Jubbaland ay guulo waaweyn ugu soo hoyaan imtaxaanka ay qaadeyso wasaaradda waxbarasha qaranka.
Fartuun Nuur Aadan ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.