Wasaaradda Caafimadka iyo daryeelka bulshada Jubbaland ayaa waxaa ay magaalada Kismaayo ku qabatay tababar loogu tagalay in ay ka qeybqataan shaqaalaha xarumaha caafimaadka ee gobalka Jubada hoose.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.