Maamulka Kaamka Wardheer oo codsaday in la caawiyo

0
140

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Dadka Barkacayaasha ah ee ku nool Kaamka Wardheer ee magaalada Kismaayo ayaa waxay u bahaan yihiin in laga caawiyo adeegyada asasig u ah noolasha,intooda badan dadk ku nool kaamka Wardheer waxay ka soo barakaceen degmooyinka hoos yimaada magalaada Kismaayo waxayna  danta maciin biday in ay barakacayaal ku noqdaan magaalada Kismaayo.

Cabdinuur Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here